Maxay tahay sababta ay Sudan Al-Bashiir ugu gacan gelineyso Maxkamadda ICC?

Dowladda ku-meel gaarka ah ee Sudan ayaa aqbashay in madaxweynihii hore ee dalkaas Omar al-Bashir ay u gacan geliso maxkamadda dambiyada ee ICC, kadib markii magaalada caasimadda ah ee Khartoum ay ku kulmeen dowladda iyo mucaaradka gobolka Darfur. Wakaaladda wararka Sudan ee SNA ayaa sheegtay in dowladda iyo mucaaradka Darfur ay isla ogolaadeen in dhiibista … Continue reading Maxay tahay sababta ay Sudan Al-Bashiir ugu gacan gelineyso Maxkamadda ICC?